Maamulka Koofur Galbeed ayaa noqday maamulkii labaad ee soo dhameystiray xubnaha Aqalka Hoose Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo lagu doortay magaalada Baydhabo.
Xubnaha Aqalka Hoose ee lagu doortay Baydhabo ayaa gaaraya 69 xildhibaan, waana maamulka ugu badan tirada xubnaha Aqalka Hoose.
HOOS KA AKHRISO
1 Mohamed Sheikh Osman Jawari Dib ayaa loo soo doortay, Afhayeenka Baarlamanka
2 Ibrahim Yarow Isak Dib ayaa loo soo doortay; Wasiir hore
3 Fowsiya Mohamed Sheikh Dib ayaa loo soo doortay; wasiir hore
4 Sharif Mohamed Abdalla Dib ayaa loo soo doortay
5 Dahir Abdi Abdullahi Xildhibaan cusub
6 Khalif Sheikh Abdullahi Xildhibaan hore
7 Ali Abdi Osman Xildhibaan cusub
8 Abdiweli Ibrahim Sheikh Mudey Xildhibaan hore
9 Hani Mohamed Adan Xildhibaan cusub
10 Idiris Abdi Taktar Xildhibaan cusub
11 Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman Wasiir, xildhibaan hore, safiir hore
12 Moalim Ali Adan Xildhibaan hore
13 Ahmed Haji Mohamed Xildhibaan hore
14 Abdirashid Mohamed Ahmed Xildhibaan cusub
15 Prof. Abdurahman Adan Ibrahim Xildhibaan hore
16 Isgoowe Deerow Isak Xildhibaan hore
17 Salim Alio Ibrow Xildhibaan hore
18 Ali Sheikh Mohamed Xildhibaan hore
19 Maryan Moallim Isak Xildhibaan hore
20 Muna Khalif Sheikh Abuu Xildhibaan hore
21 Sharif Sheikhuna Maye Xildhibaan cusub
22 Mohamed Nureini Bakar Xildhibaan hore
23 Sheikh Aden Mohamed Nur (Aden Madobe) Xildhibaan hore
24 Sheikh Hassan Osman Hussein (Qoryoley) Xildhibaan
hore
25 Sareeda Mohamed Abdalla Xildhibaan hore
26 Mohamud Mohamed Bonow Xildhibaan hore
27 Mohamed Isak Osman Xildhibaan hore
28 Abdifatah Mohamed Ibrahim Xildhibaan cusub
29 Iman Abdullahi Ali Xildhibaan cusub
30 Hassan Ibrahim Mohamed Xildhibaan hore
31 Hanifa Mohamed Ibrahim Xildhibaan cusub
32 Hussein Osman Hussein Xildhibaan hore
33 Amina Hassan Ali Xildhibaan cusub
34 Mohamed Said Abdilahi Xildhibaan cusub
35 SayidAli Abdulkadir Moallim Xildhibaan hore
36 Abdullahi Omar Abshir Xildhibaan hore
37 Abdullahi Sheikh Ismail Xildhibaan hore
38 Abduwahab Ugas Khalif Dib ayaa loo soo doortay
39 Abdulkadir Hassan Dib ayaa loo soo doortay
40 Samra Ibrahim Omar Xildhibaan cusub
41 Hassan Abdinur Xildhibaan cusub
42 Mohamed Mursal Mohamed Xildhibaan hore
43 Yaqub Ali Mohamed Xildhibaan hore
44 Sandhere Mad Iftiin Xildhibaan cusub
45 Abdiaziz Hassan Mohamed Xildhibaan cusub
46 Raaboco Sheikh Nur Xildhibaan hore
47 Mohamed Ahmed Garweyne Xildhibaan cusub
48 Adan Ibrahim Dhaayow Xildhibaan hore
49 Ahmed Omar Islow Xildhibaan hore
50 Mohamed Hussein Afaraale Xildhibaan hore
51 Ahmed Mayow Abdulle Xildhibaan hore
52 Abdulahi Hussein Ali Xildhibaan hore
53 Ali Yusuf Osman Xildhibaan hore
54 Osman Haji Ali Xildhibaan hore
55 Isak Mohamed Mohamud Xildhibaan hore
56 Hamza Said Hamza Xildhibaan cusub
57 Jawahir Adawe Abdi Xildhibaan cusub
58 Amina Sheikh Osman Xildhibaan cusub
59 Mohamed Omar Talha Xildhibaan hore
60 Nadifa Adan Isak Xildhibaan cusub
61 Safia Hassan Noor Xildhibaan cusub
62 Hassan Ali Mohamed Xildhibaan cusub
63 Mohamed Jama Mursal Xildhibaan cusub
64 Mohamud Moalim Yahya Xildhibaan hore
65 Sheikh Shaacir Mohamed Xildhibaan hore
66 Ali Adan Mohamed Xildhibaan hore
67 Deeqa Hussein Hasanow Xildhibaan cusub
68 Hussein Mohamud Sheikh Dib ayaa loo soo doortay
69 Hassan Moallim Dib ayaa loo soo doortay