Aqriso”Guud ahaan Muxaadaradii Sheekh Umal oo la joojiyay

Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta ayaa si rasmi ah u sheegtay in gebi Ahaamba la joojiyay Muxaadaradii Sheekh Umal, ka jeedin lahaa Eng Yariisow Stadium ka dib markii ay sheegtay in qaar ka mid ah Culimadda Soomaaliyeed ay buuq ku fureen.