(AUN)Aaska Maamo Haajiro Oo Ka qeyb qaatey Madaxda Dalka(SAWIRRO)

Mas’uuliyiin aad u fara badan ayaa manta ka qeyb galey aaska Maamo HAAJIRO oo lagu aasey Maanta Qubuuraha Baydhabo.   Ra iisul wasaaraha xukuumada soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed. Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya iyo Mas uuliyiin kale.

Waxaana ay Ka mid ahaayeen Dadkii Maanta Salaada Janaasada Ku Dukadey Meydka AUN Maamo Haajira intaa ka dibna waxaa ay ka qeyb galeen  AUN Aaska maamo Haajiro oo ah hooyada dhashay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan.

waxaana ay ugu Duceeyeen in uu Jannadii Fardowso ALLAH uu ka waraabiyo Samir Iyo Iimaana Uu ka siiyo Ehelkii iyo Qaraabadii ay ka Geeriyootey.

Aan uwda duceyno marxuumada janada Allah ha ugu bishaareeyo