Banaanabax looga soo horjeedo hogaamiyaha faransiiska ayaa kadhacay magaaalada beydhabo.

Banaanbax loogaga soo horjeedo dowlada Faransiiska ayaa maanta waxa uu ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka baay.
Dadka ayaa sitay boorar ay ku qoran yihiin erayo ka dhan ah Faransiiska, iyaga oo sidoo kale gubayay sawirka madaxweyne Emmanuel Macron .
Dadka ka dhex muuqday dibadbaxa waxaa ka mid ah ahaa culimada magalada .

gobolada dalka Soomaaliya iyo Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Maanta kadhacay banaanbaxyo waaweyn oo looga soo horjeedo Aflagaadadii Nebiga (NNKH) uu u geystay Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron.

hey,adaha culimada soomalaiyeed oo shalay muqdisho kulan kayeesheena waxay kubaaqeen in la iska joojiyo badeecadaha laga keeno dalkaasi si faransiiska ay udareemaan in muslimiinta quluubtooda ay kuweyntahay maxabada nabigeena NNKH.