Bangiga Dhexe Oo War Kasoo Saaray Warar Been Abuur Ah Oo La Faafiyay

Bangiga dhexe ee Soomaaliya ayaa beeniyay warar maal mahaan Baraha Bulshada lagu faafinayay oo lagu sheegayay in culays uu haysta baananka ganacsi ee gaarka loo leeyahay kana jira dalka.

Hoos ka aqrsio warqad uu soo saaaray Bangiga dhexeee Soomaaliya