Baydhabo oo lagu soo gabagabeeyey todobaadka naasnuujinta

waxaa lagu soo gaba gabeeyey magaalada baydhabo todobaadka naasnuujinta oo ah barnaamij loogu tala galay wacyigelinta hooyooyinka soomaaliyeed munaasabada ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas,uuliyiin ka tirsan maamulka koonfur galbeed iyo ururada bulshada rayidka

waxaana xaflada soo xiray Agaasimaha wasaarada caafimaadka koonfur galbeed

790301_007