DAAWO Bayaanka Danab | Qeybta 10-aad

Qodobadeena usbuucaan aya ka mid ah,

• Ciidamada komaandooska Danab aya tuulooyin kala wareeegay Al-Shabaab oo ka tirsan goboolka Jubbada Hoose.
• Danab iyo ciidamada ammanka Galmudhug aya Al-Shabaab ka saaray deegano hor leh oo ka tirsan bartamaha Soomaaliya.
• Danab aya gargaar cunno siisay bulshooyinka ku nool Jowhar.

Qeybtaan waxaan ka baaran doonnaa,howllaha iyo adeegyadd ay Danab ka qabtaan deeganada laga xoreeyay Al-Shabaab, kaalinta iyo muhiimada ay u leeyihiin dhalinyarada ka qalin jabiyay jaamacadaha ee ku biiraya Danab iyo shaqada xafiiska cusub arrimaha bulshada Danab.

Martideena waxaa ka mid ah,

• Asli Maxamuud Xassan Xalane – Sarkaalkka arrimaha madaniga ah

Xasuusnow in aad kanaalka ku biirto si aad u daawato qeybta cusub.