DAAWO Bayaanka Danab | Qeybta 11-aad

Qodobadeena usbuucaan aya ka mid ah,

• Danab iyo saaxibadooda aya weeraray saldhigya Al-Shabaab ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Danaba komaandoos aya dilay 5 Al-Shabaab waxayna qarxiyeen miinada dhulka lagu aasay ee gobolka Jubadda Hoose.
• Gudoomiyaha Shabeelaha Hoose iyo madaxda Danab oo booqday Baledogle.

Qeybtaan waxaan ka baaran doonnaa,howlgallada ay Komaandooska Danab ka fuliyeen gobolka Shabeelaha Hoose iyo wareeysi lala yeeshay Khabiir dhinaca amniga ah oo ku saabsan guusha Danab.

Martideena waxaa ka mid ah,

• Maxamad Cabdulqaadir Cali -Taliyaha Danab ee guutada Baledogle
• Prof. Cabdullaahi Sheekh Shaafici – Khabiir Arrimaha Amniga

Xasuusnow in aad kanaalka ku biirto si aad u daawato qeybta cusub.