DAAWO Bayaanka Danab | Qeybta 12-aad


Qodobadeena usbuucaan aya ka mid ah,

• Ciidamada SNA iyo Danab ayaa jabiyay AL-Shabaab kadib weerar lagu qaaday saldhigyada ciidanka ee gobolka Shabeelaha Dhexe.
• Ciidamada Danab ayaa ka shaqeeya xaqiijinta amniga inta lagu jiro dayactirka waddooyinka Galbeedka Kismaayo.
• Danab waxay siisaa la–talin caafimad ah iyo daaweyn lacag la’aan ah dadka deeganka Baledogle.

Qeybtaan waxaan eegi doonnaa,habka diiwaangelinta casriga ah ee askarta Danab.

Xasuusnow in aad kanaalka ku biirto si aad u daawato qeybta cusub.