Qodobadeena usbuucaan aya ka mid ah,
• Hawlgallo wadajir ah oo u dhexeeya ciidamada dowladda iyo kuwa maamul- goboleedka Galmudug ayaa dib looga qabsaday degmada Camaara.
• Danab iyo saaxibada caalamiga ayaa mar kale duqeyn cirka ah ku qaaday bartimaameedyada Al-Shabaab ee Koonfurta Mudug.
• Shacabka magaalada Gaalkaciyo aya dhigay mudaharaad ay ku taageerayaan Danab iyo ciidamada huwanta ah ee golbolka kula dagaalamaya Al-Shabaab.
Qeybtaan waxaan eegi doonnaa doorka haweenka ee ciidamada ammaanka iyo sida ay ugu dadaalaan inay ka mid noqdaan hoggaanka ciidamada ammaanka.
Martideena waxaa ka mid ah,
• Iman Elman – Generaal Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed
• Asli Xalane – Madaxa Arrimaha Bulshada ee Danab
Xasuusnow in aad kanaalka ku biirto si aad u daawato qeybta cusub.