DAAWO Bayaanka Danab | Qeybta 4aad

Qodobadeena usbuucaan aya ka mid ah,

• Komaandooska Danab oo balaariyey holwgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda gobolka Shabeellaha Dhexe.
• Danab oo xaqiijisey in shacabka Somaaliyeed ay u dabaaldagaan nabad, inta lagu guda jiray toddobaadka xorriyadda.
• Howlgallo cusub oo Komaandooska Danab ay ka sameeyeen gobolka Shabeellaha Hoose.

Qeybtaan waxaan ka baranaynaa, sida Danab ay amniga u xaqiijiiso roondadooda iyo howlgalladooda maalin kasta ah iyo sida ay Danab shacabka ula dabaaldageen maalinta xorriyadda.

Martideena waxaa ka mid ah,
• Cabdi Cali Yuusuf – Kumaandooska Danab
• Cabdi Xasan iyo Ahmed Ibrahim – Fanaanta Danab

Xasuusnow in aad kanaalka ku biirto si aad u daawato qeybta cusub.