DAAWO Bayaanka Danab | Qeybta 5aad

Qodobadeena usbuucaan aya ka mid ah,

• Ciidanka komaandooska Danab oo qaaday jiid gooyooyin yaalay wada u dhexeysa magaalooyinka Muqdisho iyo Baidhabo.
• Komaandooska Danab ee ku suugan gobolka Mudhug oo u gurmaday daad barakacayaal ah.
• Ciidanka Danab oo ka taageerey maamulka Koonfur Galbeed qoorista ciidan cusub .

Qeybtaan waxaan ka baranaynaa, Ka qeeb gaalka ciidanka Danab ee qoorista ciidan cusub, Komaandooska Danab oo badhbaadiyay daad barakacayaal ah iyo shaqada ay qabaato idaacada Danab radiyo.

Martideena waxaa ka mid ah,
• Ismaaciil Abuubakar-Gudoomiyaha degmada Wanlaweyn

Xasuusnow in aad kanaalka ku biirto si aad u daawato qeybta cusub.