DAAWO Bayaanka Danab | Qeybta 6aad


Qodobadeena usbuucaan aya ka mid ah,

• Komaandooska Danab oo burburiyeey faadhi samaha ee kooxda Al-Shabaab ku lahaayd gobolka Shabeelaha Hoose.
• Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo bogaadiyay howlgallada ciidanka Danab ee xooga dalka soomaaliyeed .
• Taliska ciidanka Mareykanka ee AFRICOM oo gaadiid dagaal ugu deeqey ciidanka Danab.

Qeybtaan, waxaan arki doonnaa dadaalka Danab loogu jiro xoreynta gobolka Shabeellada Dhexe. Waxaan sidoo kale ka wada hadalnaa sida ciidamada Danab ay u taageeraan ragga dhalinyarada ah ee doonaya inay ka baxsadaan nolosha argagixisada.

Martideena waxaa ka mid ah,
• Axmed Maxamed-Taliye ku xigeenka ururka 7aad Danab

Xasuusnow in aad kanaalka ku biirto si aad u daawato qeybta cusub.