DAAWO Bayaanka Danab | Qeybta 8aad

Qodobadeena usbuucaan aya ka mid ah,
• Komaadooska Danab ayaa dilay 15 ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab intii ay ku guda jireen howlgallada ka socda gobolka Jubbada Hoose.
• US waxay fulisaa duqeymo lagu taageerayo ciidamada Danab ee dagaaalka kula jira Al-Shabaab ee Galmudhug.
• Hoggaanka Danab ayaa tabbabar ugu soo xiraya qorista ciidan cusub xerada Baledogle.

Qeybtaan, waxaan arki doonnaa shaqada Danab ay ku howlantahay in ay xoreeyaan degmooyinka ku yaala gobolka Mudhug iyagoo gacan ka helaaya duqeymaha Mareykanka iyo tobbabar cidaan cusub.

Martideena waxaa ka mid ah,
• Cabiladhiif Axmed Feefle – Taliyaha Danab ee Gaalkaciyo
• Maxamad Cabdi Cilmi – Gudoomiye Xigeenka Degmada Gaalkaciyo
Xasuusnow in aad kanaalka ku biirto si aad u daawato qeybta cusub.