DAAWO:-Degmada Waajid oo u diyaargarowdey soo dhaweynta Madaxweynaha Koonfur Galbeed

Bulshada Degmada Waajid oo diyaar garow Xoogan uga jira Soo dhoweynta Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis xasan Maxamed Lafta-gareen.