Daawo: Isbitaalka guud ee Degmada Baraawe oo la gaarsiyay Dawwo

Isbitaalka guud ee degmada Baraawe ee Gobalka Shabeelha hoose ayaa la gaarsiyay dawwo ka dib markii maamulka istibalku uu la kulmay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudana Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) waxayna u sheegeen maamulka in isbitalku ay ka jrto Dawwo la’aan.