DAAWO-Madaxweyne Laftagaren”Sida Wasiiro la magacaabayo ayaa 16 kursi bosaaso loogu soo bandhigay”

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen Hadal jeedintiisii maanta kulankii uu la qaatey Xilibaanada Deegaan Doorashadoodu tahay KG ayaa yiri Sida tan “Sida Wasiiro la magacaabayo ayaa 16 kursi bosaaso loogu soo bandhigay, Ninka Gudoomiyaha ahna geele wuu joogay, Hadii doorasho la rabo dalkoo dhan kama dhicin, Reer Koonfur galbeed ma rabaan Duleysi”

Hoos ka Daawo Muuqaalka Mw Laftagareen