Daawo Sawirada Kulan lagu calemsarayey malaq C.rashid xasan ali oo lodortey malaq besha eelay ay lagu qabtey baydhabo

Kulan lagu calemsarayey malaq C.rashid xasan ali oo lodortey malaq besha eelay ay lagu qabtey baydhabo iyadoo dadbadan ay kaso qeybgalen xildhibaano katirsan mamulka kunfurgalbed
.masuliyin kala duwan ay halkas hadal kajediyey oo uu kujiro afhayenka golaha aqon yahnada kunfurta somaliya Fowsi Abdi nur iyo xildhibaan maxamed Macalin aadan oo katirsan barlamanka kunfurgalbed
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12aawo