Daawo soo dhaweynta:Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ee Muqdisho

Dr. Abiy Axmed Cali Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa haatan ka degay Garoonka Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho.