DAAWO:-Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta kgs oo baydhabo ku qabatey Munaasabad lagu weynaynaayey Dhalashada Nabi muxamed N.N.K.H,

Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta kgs ayaa maanta baydhabo ku qabatey Munaasabad lagu weynaynaayey Dhalashada Nabi muxamed N.N.K.H, waxana Munaasabada ka soo qeyb galey wasiirka wasaarada Awqaafta iyo Arrimaha diinta KGS, Xildhibaano ,qaar kamid ah Culimaa’udiinka Soomaaliyeed Macalimiin iyo Mas’uliyiin kale,

Waxana Dhamman Madaxda iyo Culimada Socod dheer kusoo mareen wadada weyn ee Magaalada Baydhabo si loo weyneeyo Dhalashada Xabiibkeeni Muxamed SCW.