Daawo:-Xildhibaanada KGS Waxay Ansixiyeen Miisaaniyad Sanadeedka 2018 Ka Oo Ay Soo Gudbisey Wasaarada Maliyadda

Xildhibaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya Waxay Ansixiyeen Miisaaniyad Sanadeedka 2018 da oo ay Soo Gudbisey Wasaarada Maaliyada Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed soomaaliya oo Maanta Ka Dhacaday Xaruunta Baarlamaanka Caasimada KMG Maamulka Konfur Galbeed Soomaaliya Ee Magaalada Baydhabo ee Gobalka Bay,

halkan hoose ka daawo muuqaalka