DAAWO-:Xildhibaanad Maryan Macallin Isxaaq oo Gabay Wadani Dareenkeeda Ku Cabbirtey.

Xildhibaanad Maryan Macallin Isxaaq Oo haatan ka tirsan Xildhibaanada Baarlamanka Fedaraalka Soomaaliya isla Markaana Deegaan Doorashadeedu ay tahay Deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa tirisey Tix Gabay ah oo ay Dareenkeeda Wadaninimo ku Cabbirtey kaas oo loogu Magacdarey,(Ma Madaxweynihii aan Dooranaan Meel ku Sugi weyney.)