DAAWO:_Laftagareen Oo Amniga&Xoreynta G/Bakool kala hadley Saraakiil

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa hoyga uu ka degenyahay Degmada Waajid kulan kula qaatay Saraakiisha Laamaha Amniga qeybahooda kala Duwan.
Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiiro KG ah Wasiirka cadaaladda XFS Taliyaha qeybta 60aad CXD Maamulka Gobolka Bakool iyo Kan Degmada Waajid

kulanka markii uu soo idlaadey waxaa warbaahinta la hadley Afhayeen Wasaarda Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Musdhaf Garabey