(DAAWO)Barnaamishka Bayaanka Danab qeybtii 1aad

Barnaamishka Bayaanka Danab qeybtii 1aad, Barnaamishkan waa mid isbuucle ah fadlan noqo qofka ugu horeeya ee dhegeysta ama daawada, barnaamishka bayaanka danab waxaa uu idin soo bandhigayaa hawlgalada iyo horumarada ay sameeyaan Ciidanka Kumaandooska Danab