DAAWO;Gudoomiyaha Gobolka Baay”15 Qof kuma dhiman Baydhabo Doorashadii Laftagareen

Gudoomiyaha Gobolka Baay Cali Wardhere Dooyow Gudoomiyaha Gobolka Baay oo ka hadley Dhacdadii Sanad ka hor Baydhabo ka dhacdey Xiligii Doorashadii Koonfur Galbeed Soomaaliya ee lagu doortey Madaxweynaha haatan ee Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xsan Maxamed Laftagareen.

Gudoomiye Cali Wardheere Dooyow ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamey hadal war baahinta qaar ay siyeen Siyaasiyiin ka hadlayey dhacada dii Sanad kahor baydhabo kadhacadey tirada Dadkii ku dhintey sida ay u sheegeen ayuu tilmaamey Gudoomiyuhu in ay tahay mid been abuur ah.

HALKAN HOOSE KA DAAWO