Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Shir Gudoomiyey Shirka Gollaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Todobaadkan looga hadlay Arimaha Amniga,Dhaqaalaha iyo Gargaarka
Waxaana sido kale Warbixin ku Saabsan Waxyaabaha uqabsoomay Wasaaradda laga Dhagaystay Wasiirka Wasaardda Dastuurka iyo Howlwadeenada Wasaaradda.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA