DAAWO:Ra’iisalwasaare Kheyre iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Caawa u Ambaxay Mareykanka

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Ali Khaire ayaa caawa safar shaqo ugu baxay Dalka Maraykanka, halkaa oo uga qayb galayo shir ay iskugu imaanayaan Bankiga lacagta Adduunka iyo IMF, isla markaana looga hadlayo Barnaamijka geedi socodka deyn cafiska Soomaaliya