Daawo,,Xildhibaan Ibraahim Yarow oo si kulul uga hadley Hadalkii Siyaasiinta Mucaaradka

Xilibaan Ibraahim Yarow oo ka mid ah Xildhibanada Baarlamanka Dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo Deegaan Doorashadiisu ay tahay Deegaanadan Koonfur Galbeed ayaa si kulul uga hadley Siyaasiiinta mar walba ku been Abuurta Dowlad Goboleedka KGS Asagoona sheegey in Sharciga ay la tiigsan doonaan.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA