Dabar go’a shilinka Soomaaliga oo walaac laga muujiyay

Lacagtii shilinka Soomaaliga ayaa ku yaraatay suuqyada waa weeyn ee magaalooyinka Soomaalia waxaana jira shirkado isgaarsiineed oo iyagu sameeyay lacagta taleefanada la isagu diro.

Dadka qaar ayaa aaminsan in shilinkoo yaraado ay sabab u tahay lacagtaas taleefanada lagu kala dirsado.

koonfurta iyo bartamaha soomaaliya ayaa aad looga isticmaala adeega EVC oo ay bixiso shirkada isgaarsiinta ee hormuud

Dowlada Soomaaliya ayaa iyaduna dhawaan sheegtey in ay soo sameyneyso lacag somali cusub.