DEG DEG: Dagaal Xoogan oo ka socda Gobolka Baay

download (1)

 

 

 

 

 

Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamadda AMISOM gaar ahaan kuwa Itoobiya iyo Kooxda Al Shabab ayaa ka socda Deegaano hoos yimaada Magaaladda Diinsoor Ee Gobolka Baay.

Dagaalka ayaa galay maalintii labaad oo isxigta kadib markii ay isku dhaceen Itoobiyanka iyo Dagalamayaal ka tirsan  Al Shabab.