Deg Deg:- Weerarkii Hotel Saxafi oo la soo Afjaray

Wararka naga soo gaaraya Hotelka Saxafi oo Saaka Al-shabaab aya Weerar ku bilowday Qaraxyo ku qaadeen ayaa sheegaya in Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ay soo Afjareen.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa Xaqiijiyay in dhamaan Qeybaha uu ka kooban yahay Hotelka ay ku sugan yihiin islamarkaana la toogtay Kooxdii Hotelka Weerarka ku soo qaaday.

Wali ma la soo bandhigin Tirada Kooxda Weerarka fulisay iyo Khasaaraha Dhimasho iyo mida dhaawac ee ka dhalatay Weerarlka.