Baarlaamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta dhaarin doonna Guddiyada Xuduudaha iyo Doorashooyinka Dalka Soomaaliya.
Wariyaal ku sugan Xarunta Golaha Shacabka oo ah Halka ay ku shiran Xildhibaanadda Baarlamaanka ayaa soo sheega in Maanta halkasi lagu dhaarin doono labas guddi.
Wararka arintasi la xiriira halkan ayaad kala socon doontan insha allah.