DHAGEYSO:-Barnaamijka Dabagalka Wararka iyo Wareysiyada Radio Baidoa 3-06-2021

BAYDHABO–BMC:–Dhageystayaasha Radio Baidoa ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Barnaamijaka Dabagalka Wararka iyo Wareysiyada ee ka baxay Radio Baidoa.

waxaa soo jeedinaya-Maxamed Cali Yuunis [Shuuriye]:-

Farsamadii:-Xasan Jookar:-

Wixii aragti ah ee Barnaamijkan ku saabsan fadlan noogu soo dir Email: radiobaidoa@gmail.com