waa barnamaijkii aad noogu bara teen in aan idin so ogudbiino maalinkasta oo jimco ah kaasoo aan markasa aan ugu hadalno waxbarashada ardayda ka soo jeeda koonfur galbeed soomaliya isbuucaan barnaamijka waxaa marti inoo ah Aqoonyahaan isla markaas ah Dr wax ku bartey wadanka turkey