Tartan aqooneedka cidacada baydhabo oo xaley galey habeenkii labaad ee radio baydhabo ee magaalada baydhabo ayaa waxaa xaley ku taratamey xafadaha Towfiiq B iyo isha B waxaa labada xaafadoodba la weydiinaayey min 7 su’aal waxaan xafada Towfiiq B ay ka jawaabtey 5suaalood dhanka kalena ma jirin su’aalood ay kaga faaideysteen koxda kale waxaana ay haleelmartey 2suaalood
halka xafada sheikh Isha B ay ka faaideystey 2suuaal, waxana si sax ah ugu jawaabtey 7su’aalood sida gudiga tartan aqooneedka cidaacada badhabo ay ku dhawaaqeen
Waxaana caawa taratanka cidaacada radio baydhabo ku tartami doonaa xaafadaha cadaada B iyo sheikh Asharow A