Dhageyso) Dowlada soomaaliya oo si kulul ugu hadashay weerarkii lagu laayey qaxootigii soomaaliyeed


Wasiirka warfaafinta soomaaliya maxamed cabdi xayir maareeye ayaa si kulul ugu hadlay duqeyntii lagu laayey qaar kamid ah qaxooti soomaaliyed oo doon ku safraayey xilli ay ka sii baxayeen xeebaha dalka yaman.