Gadoomiyaha gobalka baay c/rashiid c/laahi maxamed oo dib ugu soolabtey gudaha magaalada beydhabo ee xaruunta KMG ee koonfurgalbed soomaaliya ayaa kawarbixiye safarkiisa mudo labo todabaad oo uu ugu maqnaa magaalada muqdisho
garoonka diyaaradaha ee magaalada beydhabo waxaa kusoodhaweeyey masuulyiin katirsan maamulka iyo qeebaha bulshada ku dhaqan l gudaha magaalada
Halkakadhageyso fahfaanta warkaasi C/qaadir warcade