Dhageyso: Gudoomiye Ku Xigeenka Ururka Badbaadada Saxafiyiinta Soomaaliya iyo Wariyaal Oo Diiday Doorashada NUSOJ

Baydhabo(Radio Baydhabo) Iyadoo dhawaan Magaalada Muqdisho  Ee Caasimada Dalka ay k dhacdey doorasada Ururka Saxafiyiinta Qaranka Ee NUSOJ ayaa waxa ka soo horjeestey isla markaana diidey doorashadaas, Gudoomiye Ku Xigeenka Ururka Badbaadda Saxafiyiinta Soomaaliya Malyuun Sheekh Xayder iyo Wariyaal kale oo badan

Halkan Ka Dhageyso Cododka

Radio Baydhabo