Dhageyso kulan ay soo qaban qaabisay wasaarada dib u dajinta maamulka koonfur galbeed soomaaliya

waxaa maanta lagu qabtay magaalada baydhabo kulan ay soo qaban qaabisay wasaarada dib u dajinta iyo jaaliyadaha maamulka koonfur galbeed soomaaliya waxaana ka soo qeybgalay mas,uuliyiin uu kamid ahaa ku simaha madaxweynaha maamulka koonfur galbed soomaaliya iyo xubno ka socday labada gole ee konfur galbeed.


790321_002