Dhageyso-Maxa looga hadley Shirka Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed–SAWIRO

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa shir gudoomiyey shirka khamiislaha Gollaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Arimaha Amniga,Gargaarka,Caafimaadka,

Waxaana dhanka kale Warbixino ku qotoma Shaqada Wasaaraddaha laga dhagaystay Wasiiradda Wasaaraddaha,Arimaha Gudaha Tamarta,iyo Xanaanada Xoolaha.

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Ilyaas Qaline ayaa warbaahinta u Akhriyey waxyaabihii looga hadley Shirka Khamiislaha ah ee Golaha Wasiirada ee aalaaba uu Shir Gudoomiyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed Laftagareen.
HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA WASIIRKA WARFAAFINTA

SAWIRO