DHAGEYSO MUNAASABAD AFURIN AH OO MAALINKII AFURIN AH MAANTA LAGU SOO GABA GABEEYEY DEGMADA DIINSOOR

waxaa caawa lagu soo gaba gabeeyey degmada diinsoor ee gobolka baay munaasabad afurin ah oo ay iska kaashadeen maamulka degmada diinsoor iyo dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya cawa oo ay taariikhda ku beegned 20-5-2017 ayaa lasoo gaba gabeyey waxana ka qeyb galay maamulka degmada diinsoor iyo ku xigeenidiisa iyo ururada bulshada rayidka ah.