Dhageyso Soomaalida Dumarkooda ku jira Booliska Mahelan Fursadaha mise Lola dhaqma silamid ah sida Raga Ookale inta ay kuguda jiran Shaqadoda?

Soomaalida Dumarkooda ku jira Booliska Mahelan Fursadaha mise Lola dhaqma silamid ah sida Raga Ookale inta ay kuguda jiran Shaqadoda?  Nala wadaag Aragtidada ku sabsan Barnamijka doda Himilo Asbucan  adigo nogaso hagajinaya fariintada 411 ama inaga soo wici karta lambarka 885332 . Hailawin inad Dhageysato Jimcihi marka ay tahay sacada sagalka galabnimo si add udhageysato doda oo dhan.