Dhageyso,, wafdigii shalay gaarey degmada xudur oo halkaasi kabilaabey Kulamo.

Wafdiga isugu jira Wasiiro, Xildhibaano oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha wakiiladda dowlad goboleedka koonfur galbeed Dr Cali Saciid Fiqi oo shalay gaarey degmada xudur ee xarunta gobolka bakool ayaa halkaasi kabilaabey kulamo is xoq wareysi ah.

Maamulka gobolka & kan degmada xudur iyo xuldhibaanada golaha deegaanka degmada xudur ayaa kaqeyb galey kkulan isiugu jirey soo dhaweyn isxoq wareysi oo looga hadalayey xaalada degmada xudur iyo deeganada hoosyimaada.
Waxaana kulankaasi intabadan diirada lagu saarey xaalada caafimaad iyo amniga degmada xudur ee xarunta gobolka bakool.

waa safarkii ugu horeeyey ee gudoomiyaha golaha wakiilada koonfur galbeed uu ktago degmada xudur hase yaseyeeshee waxaa lafilayaa maamlmaha uu kusuganyahay degmada inuu kulamo laqaadan doono ururada bulshada iyo laamaha amniga ee degmada xudur ee xarunta gobollka bakool ,