Af-hayeenka ayaa war bixin gaaban ka bixiyey heshiiskii ay wada gaareen golaha guurtada koonfur galbeed soomaaliya ayaa sheegey in uu ahaa heshiiskaad hordhac nasiib daro hawada ayaa xumeed qadka ayaa naga go’ay wareesigaas oo dhameystirin ayaa mar kale aan ka qaadi doonaa wareesigeena dambe inshaa’alaah.
Weriye:- Abdirisak deerow
Email: amybaari143@gmail.com