DHAGEYSO:- WAREEYSI AAN LA YEELANEY EX XILDHIBAAN XASAN MAXAMED IDIRIS.

waxaa wareeysi aan la yeelaney ex xildhibaan xasan maxamed idiris o ku eedeeyey shariif xasan qaabkii foosha xun oo u qaybiyey waziirada iyo shariifka u shaqeynaayo danaha qaaska ah ay eadaan qolooyin kale sidoo kale ayaa mudanaha uu sheegey in shariif ushaqayo dad shisheeye oo soomaaliyao dhalan waa sida uu yiri XASAN MAXAMED IDIRIS oo ku sugun wadanka jarmel.

WARIYE:- Abdiriak deerow
amybaari143@gmail.com