Wareysi aanu Layeelanay Gadomiye ku Xigeenka ururka Badbadad Suxufiyiinta Malyuun Sheekh Xaydar ayaa waxa ay sheegayaan in Xoghayaha ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ uu ku guuleystay Maxamed Ibraahim Macalimuu, kadib markii markii tanaasulay musharixii la tartamayay Cali Baashi C/laahi. NUSOJ.