Dhageyso:-Wareysi oo ku Saabsan Qasaaraha ka Soogaaray Roobabkii ka Dacay biyoole,,

Wararka ka imaanaya  degaanka  biyoole   ayaa sheegaya in halkaasi uu xalay ka da’y roob lixaad leh oo da’ayay qiyaastii shan saacadood oo xiriir ah.

Dadka deegaanka ayaa radiobaydhabo u sheegay in guryahoodii ay ka bexeen kaddib markii biyo ay la wareegeen tuuladaasi. xilabaan yarow  waxa uu ka mid yahay xilabaanada koonfur galbeed soomaaliya,

Wiriye Cali ilyaas  ayuu u warramay.