DHAGEYSO:-Warka Habenimo Radio Baidoa 12-9-2021

BAYDHABO–BMC:–Dhageystayaasha Radio Baidoa ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka ka baxay Radio Baidoa.
Warka waxaa aqriyey Cabdirashid Cismaaciil Abuukar Anteeno
Farsamadii Nuur Adan Xaaji

Wixii aragti ah ee warkaan ku saabsan fadlan noogu soo dir Email: radiobaidoa@gmail.com