DHAGEYSO:-WASAARADDA AMNIGA K/GALBEED OO SHEEGteY IN AL-SHABAAB LAGA SAARI DOONO GOBOLADA BAAY,BAKOOL IYO SHABEELADA HOOSE

Wasaaradda Amniga Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay Howlgalo Maleeshiyaadka Nabad diidka ah ee Al shabaab looga saari doono Gobolada Baay ,Bakool iyo shabeelaha Hoose.
Wasiirka Amniga Xasan Xuseen Maxamed Eelaay oo lahadaley radio muqdisho ayaa sheegay in ay socadan Hawlgaladaasi lagaga sifeynayo Al Shabaab goobaha fara kutiriska ah ee ay ka joogaan Gobolaada Baay ,Bakool iyo Shabeelada Hoose .