adoomiyah jaaliyada haweenka koonfur galbeed soomaaliya wadanka denmark mss najmo maxamed shigshigow ayaa soo dhaweysey heshiiskii ay wada gaareen gulaha guurtada koonfur galbeed soomaaliya oo gadoomiye u ah isla markaas hugaaaminaayey malaaq shure dhanka kale ayaa hurmood u ahaa shariif xasan sidoo kale waxey u sheegtey wixii dhib ah oo ka dhaco caasamada koonfur galbeed soomaaliya ay mus,uulinteyda qaadi doonto dowlada shariif xasan iyo raga taabacasan.
Guriga Wararka Idaacada Dhageyso:- Waxaa wareesi aan layeelaney gadoomiyaha haweenka jalaaliyada koonfur galbeed soomaaliya ee...